Dowlada Turkiga oo jawaab kulul ka bixisay eedeymo kaga yimid Mucaaradka Somalia

Dowlada Turkiga ayaa iska fogeysay eedeyn kaga timid mucaaradka Somalia oo aheyd inay mas’uul ka tahay falalka lagu eedeeyay ciidamada ay u tababartay dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Wasaaradda arrimaha dibedda ee Turkiga ayaa sheegtay inay jiraan dad magac xumeyn ku sameynaya dedaallada ay xukuumadda Ankara ku taageerayso Soomaaliya. “Waxaan ka war haynaa dad wada olole … Continue reading Dowlada Turkiga oo jawaab kulul ka bixisay eedeymo kaga yimid Mucaaradka Somalia